Maxaad ka Og Tahay Taariikhda Hasha Caanka Ah ee Garawo, Dhagayso Waraysigan from somali Watch Video
Preview(s):
Gallery
Play Video: (Note: The default playback of the video is HD VERSION. If your browser is buffering the video slowly, please play the REGULAR MP4 VERSION or Open The Video below for better experience. Thank you!)
Description: Dhawr bilood ka hor ayaa Xafiiska Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska waxaa uu shaaca ka qaaday in ay ku tala jiraan inay Taalo lagu maamuusayo Hashii caanka ahayd ee Garawo laga dhisi doono badhtamaha Tuulada Garawo oo ay ku taalo xabaashii ay ku aasnayd hashaasi.nnHadaba, waxaa Xafiiska Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiisku uu sameeyay daraasaad uu ku darsayo taariikhda dhabta ah ee Hasha Garawo, waxaana uu koox khabiiro cilmi baadhis ah u diray degaanada Dhagax-Buur, Gunagado, Dhagax-Madow,